Home arrow Siyaasadda | Somaliya arrow Sheekh Shariif oo ka Dhawaajiyay Qorshe Lagula Dagaalamayo Burcad Badeeda
Halaagii Dhacay Looma Kala Harin
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:22
Date:30-11-2008
SOMALI STARZ TEAM IN SEATTLE XAWAALADA IFTIN
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:81
Date:23-11-2008
Somali Army 70´s and 80´s
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:246
Date:13-11-2008
BEST NIIKO-WAA IDILAA
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:369
Date:13-11-2008
Ciyaarah Dhaqanka Somali, Oromo, Cafar
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:135
Date:13-11-2008

Laanta Afka Soomaaliga

BBC
Voice of America

Polls

What type of government should Somalia have?
 
How do you rate President Abdullahi Yusuf?
 

Syndicate

Get Our News Updates
Sep 09 2008
Sheekh Shariif oo ka Dhawaajiyay Qorshe Lagula Dagaalamayo Burcad Badeeda
Written by Ali Moallim   
Tuesday, 09 September 2008

Sheekh ShariifNairobi,(insidesomalia.org)- Gudoomiyaha Isbaheysiga Dib u Xoreynta Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa ka hadlay Burcad badeedka Soomaalida ee ku xoogeysanaya Xeebaha Soomaaliya, isagoona wax laga xumaado ku tilmaamay afduubka ay ku heystaan dhowr Maraakiib oo laga leeyahay dalal shisheeye.

 

 

Isagoo warbaahinta la hadlayay ayuu sheekhu sheegay in isbaheysigiisu uu wado qorshayaal lagaga hortagayo Kooxaha Burcad badeedka, si buu yiri lagu soo afjaro dhibaatooyinka loo geysanayo Maraakiibta sida kuwa gar gaarka sida.

 

Inkastoo qorshayaashaasi nooca ay yihiin uusan sheegin Sheekh Shariif, haddana waxa uu xusay in hadda ka hor Maxkamadaha Islaamiga xiligii lixda Bilood ay wax ka qabteen iyagoo la dagaalamay.

 

Waxa uu sheegay in wax laga qaban karo kooxaha geysanaya falalka burcadbadeeda, isagoo sheegay in la garanayo dadka burcad badeeda geysanaya.

 

Aragti ahaantiisa wuxuu sheegay in burcad badeedu ay ka daran tahay sidii waagii hore oo ay hadda abaabulan tahay, isagoona soo hadal qaaday inay ku lug leeyihiin afduubka Rag siyaasiyiin ah.

 

Hadalkan wadaadkan qunyar socodka ah ayaa ku soo aadaya, xilli Deegaanka EYL ee Puntland lagu heysto Ilaa 10 Markab, isla markaana lala heysto shaqaalo la socda oo gaaraya 130 ruux oo u dhashay dalal kala duwan.

 

 





 
Comments (0)add
Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
smile
wink
laugh
grin
angry
sad
shocked
cool
tongue
kiss
cry
smaller | bigger

busy
 
Newer news items
Older news items

<< Previous Page                    Next Page>>

< Prev   Next >